Urur Goboleedka IGAD Oo War Kasoo Saartay Colaada Itoobiya Iyo Sudan Udhaxaysa
July 3, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Urur goboleedka IGAD oo ka hadlay xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Itoobiya iyo Sudan, ayaa ugu baaqay in labada dal is xakameeyaan oo ay ka fogaadaan ficillada sii kordhin kara xiisadda.