Maxa Hortagan Ka Fa,idaysiga Khayraadka Buuraha Sibidhka Berbera”Waxa Qoray Yasin Jama
July 5, 2022 - Written by admin
In Laga faa,iidaysto khayraadka ku duugan dhulka waa muhiim, Dal kastana wuxuu ku horo maraa wuxuu kala soo baxo kaydka khayradka ku jira gudihiisa, Hadaba 15 sano ee u danbeeyay waxaa suuroobi wayday in laga fa,iidaysto Buuraha Sibidhka ceegaaga ee berbera duleedkeeda, waana nasiib daro in sibidh sanad walba ay inagaga baxdo malaayiin doolar oo aynu debada ka keensano,
