Isku Dhac Dhexmaray Booliska Somaliya Iyo Budhcad Hubeysan
July 7, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Booliska Soomaaliya, ayaa sheegay in sedex budhcad ah lagu dilay isku dhacyo dhexmaray ciidanka amaanka iyo rag hubeysan xili uu socday hawlgal lagu baacasnayo rag hubeysan oo waayadan dhac iyo boob ka waday degmooyinka magaalada Muqdisho.