Muwaadin Somaliya Oo 17 Sano Talyaaniga Ku Xidhnaa Oo Muqdisho Qarax Lagu Dilay
July 7, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xaashi Cumar Xasan oo ahaa nin Soomaali ah oo muddo 17 sano ah hadda ka hor ku xidhnaa xabsi ku yaal Talyaaniga kaas oo la soo daayay sanadkii 2016-kii, ayaa maanta ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.