Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wasiirada Maaliyada Iyo Tamarta Ee Dalka Itoobbiya.
July 7, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Cabdi Oo ay weheliyaan La taliyaha Wasiirka Ibraahim Cali yuusuf iyo Gudoomiyaha Komishanka oo safar shaqo ku joogga Magaalada Addis ababa, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Dawladda Federaalka Itoobiya.