Shil Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Oo Ay Ku Geeriyoodeen Sedex Qof Oo Dhalinyaro Ah.
July 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil gaadhi oo maanta duhurkii ka dhacay Kaantaroolka galbeed ee magaalada hargaysa ayaa sobobay Geerida sedex qof oo dhalinyaro kadib markii ay isku dhaceen Laba gaadhi oo kala ah gaadhi xaajiyad ah iyo gaadhi yar oo vits ah,
