Wajigii Labaad Ee Wada Hadalada Xisbiyada Mucaaradka Iyo Xukumada Oo Maanta Ka Qabsoomay Madaxtooyada Iyo Balan Dambe Oo Lawada Qaatay
July 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wejigii labaad ee wada-hadallada Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaradka, ayaa maanta qabsoomay, waxana loo ballamay inay halkaa kasii socdaan, wejiga saddexaadna maalinta berri la isugu soo noqdo.