“Mar Haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha Ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakhti Lumis Loogu Sii Habsamaa Ma Jirto”Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid
July 14, 2022 - Written by admin
Waxaa ay doonayaan uun in Dhawr cisho oo Wakhti lumis ah Sidii Caadada u ahayd oo lagu Kala Reebayo Salaadiinta Iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah ay sii wadaan, taasina Maaha Mid Anfacaysa Shacbiga JSL iyo Taageerayaasha Xisbiyadda Mucaaradka.
