Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Ka Hadlay Geerida Sheekh Aadansiiro.
July 15, 2022 - Written by admin
Makaa(Berberatoday.com)-Sheekh maxamed cumar dirir oo ku sugan xaramka ayaa dhambaal tacsi ah udiray qoyskii iyo shacabka u ka baxay sheikh aadansiiro oo ku geeriyooday dalka hindiya
Sidoo kale sheikh dirir ayaa ka hadlay sifooyinkii wanaagsanaa ee sheekha iyo dadaaladii diinta uu galiyay.