Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Xuquuqda Carruurta
July 17, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada aqalka golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxaa ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xeerka xuquuqda carruurta ee dalka xeer Lr. 102 /202.