Urur Siyaasadeedka Cusub Ee Halgan Oo Maanta Laga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Iyo Aragtida Uu Kaga Duwan Yahay Xisbiyada Jira!
July 18, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibada lagu shaacinayay urur siyaasadeedka cusub ee Halgan ayaa maanta lagu Qabtay magaalada Hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen siyaasiyiin,waxgarad,haween iyo dhalinyaro
