berberatoday.com
Cabdiqaadir Jirde Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Kadib Burburkii Wada Hadalada Xisbiyada Mucaaradka Iyo Xukumada
July 22, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi cabdiqaadir jirde ismaaciil oo kamid ah madaxda sare sare ee xisbiga waddani ayaa si cilmiyay uga hadlay wadahaladii udhexeeyay mucaaridka iyo xukuumada iyo sobobtay in ay burburaan wakhtigii gudida dhex dhexaadin laga sugayay in ay go,aan kazoo saarto muranka labada dhinac.

Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa sheegay in madaxwayne biixi is yeelyeelayo islamarkaana aad moodo in uu caruur usheekaynayo

Dhanka kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa wasiirka arimaha gudaha jsl maxamed kaahin ku eedeeyay in uu usacabo tumayo dagaal sokeeye iyo kala kaxaynta shacabka.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews