Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Ergayga Finland Uqaabilsan Nabadda Geeska Afrika. H
July 22, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiska ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland u qaabilsan Nabdda Gobolka Geeska Afrika Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo booqasho ku yimi dalka.
