Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warqad Been Abuur Ah Oo Gudida Dhexdhexaadinta Laga Faafiyay.
July 22, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh ismaaciil dheeg oo ah xoghayaha gudidii isxilqaatay ee madaxdhaqameedka iyo culimada ee dhexdhexaadka khilaafka xukuumada iy mucaaridka ayaa beeniyay warqad been abuur ahayd oo baraha bulshada la wareejinayay islamarkaana gudidooda laga been sheegayay.