Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftiin Oo Baaq Udiray Gudoomiyayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland.
July 23, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha urur siyaasadeed Iftiin Cabdiqaadir Cumar Obsiiye ayaa ka hadlay xaalada dalka Somaliland iyo muranada siyaasadeed ee ka taagan
Sidoo kale gudoomiyaha urur siyaasadeedka Iftiin ayaa fariin udiray gudoomiyayaasha golaha wakiilada iyo guurtida oo iyagu dhex dhexaadinayay khilaafka mucaaridka iyo xukuumada oo markii danbe burburay.