Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaalka Udhexeeya Ciidamada DDS Iyo Kooxda Alshabaab Ee Gobolka Afdheer Iyo Madaxwayne Cagjar Oo Gaadhay.
July 23, 2022 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Kooxda Argagixisada ayaa usoo gudubtay dhinac itoobiya gaar ahaan gobolka afdheer ee ismaamulka somalida halkaasi oo ay gudaha usoo gashay iyagoo kayimid dhinaca somaliya.

Hadaba ciidamo katirsan liyuu booliska ayaa kusoo baxay degaanada kuwaasi oo sheegay in ay go,doomiyeen kooxda alshabaab islamarkaana ay ka dileen dagaalyahano tiro badan.