“Magaalada Hargaysa Waxaynu Ku Dhisanaynaa, Cashuurteena Taasi Baana Ah, Wax Lagu Faano”Maayarka Cabdirakiin Axmed Mooge.
July 24, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka qaybbgalay bandhiga buugaagta caalamiga ah oo maanta laga daahfuray xarunta dhaqanka hargaysa ayaa soo dhaweeyay wufuuda kazoo qaybgashay ee ka kala socota dalalka caalamka
Sidoo kale maayarka cabdikariim axmed mooge ayaa ka hadlay hiigsiga Somaliland ee dhinaca horumarka Oo uu sheegay in aynu ku dhisanayno caasimada hargaysa cashuurteena taasi oo ku tilmaamay wax lagu faano.