“Maanta Somaliland Waxay Ku Iibsamaysaa Doorasho”Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi”Daawo Muuqaal
July 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan oo maanta ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusay madaxwaynihii hore ee Somaliland daahir rayaale ayaa sheegay in uu ahaa madaxwayne gobonimo kaga tagay Somaliland islamarkaana sheegay in uu dalka marayo maanta taagan yahayna halkii daahir rayaale ee ahaa dalkani wuxuu ku iibsamayaa doorasho.