berberatoday.com
Wasirka Kuxgeenka Caafimaadka Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Xadhiga Ka Jaray Cisbitaal Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Wajaale.
July 25, 2022 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka dawlad deegaanka somalida oo ay weheliyaan mamulka magaalada wajaale ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo gaar loo leeyahay oo laga furay magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya.

 

Xarunta caafimaad ee Bilaal Medium clinic oo ah mid gaar loo leeyahay ayaa waxaa hirgaliyay muwaadiniin kuwaasi oo ugu talo galay bulshada deegaanku ka helaan adeegyo caafimaad.

Sidoo kale wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka DDS Ayaa balan qaaday in ay garab taaganyihin ka dawlad ahaan wixii ay ka gaysanayaan xarunta caafimaad.

Dhanka kale xubno kamid ah maamulka Bilaal Medium Clinic ayaa sharaxay adeegyada ay bulshadu ka heli doonto ee ay markii hore utagayeen meelo fog fog.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews