berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Kulan La Qaatay Salaadiin Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Hadleen”Daawo Muuqaal
July 26, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Salaadiin ka socday Gobollada Togdheer, Sanaag, Saraar iyo Saaxil oo uu madaxweynuhu u fidiyey martiqaadka kulanka.

Waxaana Kulankaa Lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen horumarka dalka, nabadgelyada iyo xaalada Dalka. Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday is-afgarad iyo jawi wanaagsan.
Waxa kulanka madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha Gudaha, horumarinta Biyaha, Horumarinta Caafimaadka, Caddaalladda, Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha.
Dhinaca Salaadiintuna waxay ka koobnaayeen.
1. Suldaan Maxamud Guuleed Mire
2. Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale
3. Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen
4. Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad
5. Boqor Maxamuud Cali Carab
6. Garaad Cali Axmed Xirsi
7. Suldaan Mustafe Maxamed
8. Suldaan Cabdiraxmaan Qodax
9. Suldaan Cabdiraxmaan Abyan
10. Suldaan Axmed Faahiye
11. Suldaan Axmed Xasan
12. Suldaan Cali Jaamac Galaal
13. Suldaan Abokor Cumar Aadan
14. Suldaan Maxamed Aaden
15. Suldaan Maxamed Axmed
16. Suldaan Ibraahim Cige
17. Suldaan Cabdirisaaq Cumaani
18. Boqor Cabdilaahi Xaaji Xasan
19. Suldaan Maxamed Cali Jabbaan
20. Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe
21. Suldaan Maxamed Jaamac Ciise

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews