Wasiir Cabdiqaadir Iimaan Oo Sheegay In Wasaarada Beeraha Somaliland Ay Magac Ahaan Uun Ujirto Hada!
July 27, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland eng Cabdiqaadir Iimaan oo ka hadlay madal ayaa ka xog waramay duruufaha caalamka ka jira iyo cunto ayaraanta laga cabsi qabo in ay soo foodsaarto
Sidoo kale wasiir cabdiqaadir Ayaa sheegay In wasaarada horumarinta beeruhu magic ahaan uun hada ujiryo balse loo baahan yahay in maskaxda la muujiyo.