Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
July 27, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ahna Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Midawga Yurub Ambassador Tiina Intelmann oo booqasho joogta Jamhuuriyadda Somaliland.
