Aare Sulayman Cawleed Oo Ku Xidhnaa Muddo Saddex Bilooda Gabiley Oo Xoriyafiisa Dib Uhelay Maanta Kadib Markii…..”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
July 28, 2022 - Written by admin
Aarre Sulaymaan Cawleed oo ah mu’waadin reer Jabbuuti ah oo in muddo ah ku xidhnaa Gabilay ayaa maanta xorriyadiisii dib u helay kadib markii maxkamadda Rafcaanka gobolka Maroodi-jeex wax dambiya ku wayday.
Aarre, ayaa loo haystay eedo uu dhibane ka yahay madaxweynaha Jabbuuti balse maxkamadda Gabilay iyo tan racfaanka Maroodi-jeex ayaa labaduba isku raacay in aanu wax dambiya lahayn.