Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Olole Nadiifin Ah Ka Fulisay Xabaalaha Baqiic.
July 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo maanta samaysay ololihii bilaha ee ay nadiifinta caasimada ayaa maanta ololaha nadifinta ka fulisay xabaalaha baqiic ee galbeedka hargasya
Waxaana ololahan ka qayb qaatay maayarka caasimada hargasya .