Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagaga Dooday Arrimo Muhiima.
July 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii 96aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa lagaga hadlay qodobbo door ah.
