berberatoday.com
Wasaarada Shaqada ilaahay Awoodeedii Wuu Ka Qariyey W/Q Barkhad-ladiif Maxamed Cumar
July 30, 2022 - Written by admin
Wasaarada shaqada ilaahay awoodeedii wuu ka qariyey Waxa Qoray Barkhad-ladiif Maxamed Cumar.
Isha dhaqaale ee Hargeysa dekad u ah waa dhismaha; aroortii waxa masruuf ka hela kala badh dadka ku nool caasimada.
Nasiibdaro shirkadihii waxay keeneen shaqaale ajanabi ah kuuli illaa wastaad kuwii wadanka u dhashayna aroortii waxay dhex wareegayaan guryaha ajanabigu dhisayo kadibna waxay dib ugu noqdaan guryahoodii iyagoon shaqo helin.
Wasaaradii shaqo galinta ee shaqadeeda tahayna way daawanaysaa uma haystaan inay dawlada wakiil uga yihiin shaqaalaha rayidka ah.
Mudooyinkan dambe boqolaal qoys baa shaqo la’aani soo foodsaartay ay sabab u yihiin Ajanabi shaqadii hoose ugu yimid.
Dhanka kale waxa jira shirkado shaqaalaha ku qasba maalmaha fasaxa ee dastuurku jideeyey lamana siiyo lacag dheeraad ah waxay ahayd inay dabagasho oo shirkadaha maalmaha fasaxa shaqeeya ku qasabto in lacag dheeraada siiyaan shaqaalaha ama fasaxaan.
Haday wasaarad walba shaqadeeda daacad u qabsan lahayd dalkuba horu u socon lahaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews