Xisbiga Waddani Oo Shaaca Ka Qaaday In Musuqii Ugu Weynaa Ka Dhex Socdo Wasaarada Caafimaadka Somaliland, Gaar Ahaan Cisbitaalka Dawlada Ee Hargeysa”Daawo Muuqaal
July 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbigga mucaaridka ah ee Waddani ayaa shaaca ka qaaday in musuqii ugu weynaa uu ka dhex socdo wasaarada caafimaadka Somaliland, gaar ahaan cisbitaalka weyn ee Hargeysa.
Xisbigu waxa uu ku baaqay in baadhis dhamaystiran la geliyo wasaarada caafimaadka Somaliland.