Diyaarado Dagaal Oo Duqaymo Ka Gaystay Gobolka Hiiraan Somaliya
July 31, 2022 - Written by admin
Beledweyne(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya deegaanka Coomaad oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Barqanimadii Maanta ay halkaasi duqeymo ka geysteen diyaarado dagaal.