Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Xidhay Tafsiirka Quraanka Oo Ka Socday Masjid Jaamaca Gabiley.
July 31, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirka wwasaarada diinta iyo awqaafta, wasiirka isgaadhsiinta maamulka gobolka gabiley ayaa ka qaybgalay munaasibada lgu soo gabo gabaynayay Tafsiirka Quraanka Kariimka oo mudo ka socday masjid jaamaca magaalada gabiley.