berberatoday.com
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiigle Magaalada Hargaysa Ku Dilay Marxuum La Odhan Jiray Maxamed Cawil Saaxil.
August 1, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska JSL  ayaa maanta gacanta kusoo dhigay gacan ku dhiigle Cabdi Cali Cismaan oo loo yaqaan (Fool) Oo xalay abaaro 11:00 Dilay marxuum la odhan jiray Maxamed Cawil Saaxil.

dilkan ayaa ka dhacay degmada Axmed Macallin Haaruun garahaan xaafadda Kaah ee Magaalada Hargaysa.

Ciidanka Booliska ayaa hawl-gal iyo dedaal ay sameeyeen saacaddo gudahood gacanta kusoo dhigay gacan ku dhiiglihii , kuna jira hadda  gacanta Ciidanka Booliska.

Ciidanka Boolisku waxa uu bulshada la wadaagayaa In gacan ku dhiiglaha la horkeeni doono sharciga.

Sido kale Ciidanka Boolisku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta  oo isku dayda amni darro iyo khalkhal galinta xasiloonida in gacan bir ah lagu qaban doono.

 

Ciidanku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood  ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba lasoo wadaagaan, waxa uuna ka codsanayaa in ay kor usii qaadaan lashaqeynta Ciidanka Booliska.

Xafiiska Warbaahinta

Ciidanka Booliska JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews