Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kulan La Yeeshay Haayadaha Ay Wada Shaqeeyaan.
August 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta furay Shir lagaga hadlayey sidii loo horumarin lahaa wadashaqaynta kadhaxaysa HQBQ iyo hay’addaha Ka shaqeeya ilaalinta xuquuqaha dadka nugul sida dadka Barakacayaasha, Qoxoontiga iyo magangelyo Doonka ah.
