|
berberatoday.com
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Shirweyne Maanta Ku Doortay Hogaanka Ku Meelgaadhka Ah Ee Ururkaas”Daawo Muuqaal
August 2, 2022 - Written by adminGudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Urursiyasadeedka Waaberi ayaa loo doortay Cabdirisaaq Ataash, Gudoomiye ku xigeenada ku meelgadhka ah ee Ururka Waabarina waxa loo doortay Omar Shucayb iyo Mustafe Qodax halka Salma Sheekh Cabdiraxman si ku meel gaadh ah loogu doortay Xoghayaha Guud.
Berberatoday.com COMMENTS
|
||||
|