Golaha Wasiirada Cusub Ee Xukuumada Dawlada Xamar Oo La Magacaabay!
August 3, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysalwasaaraha somaliya ayaa magacaabay golaha wasiirada xukuumadiisa ee cusub oo iskugu jiro wasiiro,wasiir kuxigeeno iyo wasiirul dawlayaal.
Sidoo kale raysalwasaaraha somalya ayaa magacaabay kuxigeenkiisa