Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Ka Digay In Dhaqamo La Mid Ah Kuwii Dawladii Hore Looga Faa,idayso Ka Hortaga Ururka Alshabaab.
August 4, 2022 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida mustafe muxumed cumar ayaa kulan la qaatay qaarkamid ah culimo awdiinta deegaanka iyo waxgarad kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii layskaga kaashan lahaa adkaynta abniga iyo ka hortaga ururka argagixisada ah ee alshabaab oo duulaan kusoo qaaday deegaanka somalida ee dalka itoobiya.
