Magacaabidda Mukhtaar Roobow Oo Hadal Hayn Badan Ka Abuurtay Warbaahinta Caalamka
August 4, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal haysa in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horey uga tirsanaan jiray Alshabab, uu kamid noqdo golaha cusub ee wasiiradda Soomaaliya.