Ciidamada Booliska Waxaan Leeyahay Cidkasta Oo Timaada Waad La Shaqaynaysaane Ee Shacabka Utudha”xisbiga Ucid, ‘
August 5, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Waxaan Leeyahay Cidkasta Oo Timaada Waad La Shaqaynaysaane Ee Shacabka Utudha”xisbiga Ucid Oo ciidanka booliska ugu baaqay in aanay shacabka banaan baxaa samaynaya u adeegsan rasaas noo islamarkaana ay iyagu yihiin kuwo dadka udhex xukuumadii timaadana la shaqaynaya.