Sheekh Cabdiraxmaan Dheer Oo Ka Hadlay Faa,iidooyinka Bisha Muxarram
August 5, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheikh cabdiraxmaan dheere oo kamid ah culimada dalka ayaa ka hadlay faa,iidooyinka bisha muxarram Ee Aynu KU jirno iyo maalmaha la soomayo.