Shir Culimada Uga Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Sheikh Ismaaciil Dheeg Oo Ka Warbixiyay.
August 5, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada hargaysa ayaa waxaa maanta shir uga Culimo awdiin tiro badan oo iskaga kala timiday deegaanada Somaliland iyo guud ahaan gobolada Somaliland.
Sheekh ismaaciil Dheeg oo kamid ah culimada Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada shirkan iyo arimaha lagaga hadlayo.