berberatoday.com
Xanuunka Macaanka Ama Sonkorta Oo Geed Daaweynaya Oo Lagaga Bogsanayo La Helay
August 5, 2022 - Written by admin
Bishaaro!
Cudurka sonkorta (macaanka) waxaa jira geedad xididkooda sida shaaha loo cabayo oo lagaga bogsan karo mudo kooban qiyaastii 14-21 cisho.Ogolaanshaha Alle &Awoodiisa.
Fadlan haddii aad ii dheh u haysato ha isku mashquulin qormadan u gaarka ah dadka macaanka la dhiban.
Haddii horey aad u maqashay laga ma bogsadana tijaabi oo mudo bil ka yar beenee qormadan.
#Macaanka 7-21 cisho isku macal salaameeya.
Saaxiibkay Axmed cabdi ayaa tijaabiyay la wadaagay dad kale oo uu helay is la markaasna kaga bogsaday oo wax walba doorashadooda ku cuna/caba.
Geedka gobku waxa uu meesha ka saaraa cudurka #Sonkorta mudo hal bil ka yar oo uu dhiiga kaga sufeynayaa sonkorka ganacana hawshiisa si wanaagsan u hawlgalinayaa.
Faah-faahin dheeraad ah:
Geedka gobka midhihiisu macaanka yihiin haddii aad taqaano xididkiisa ayaad soo saaraysaa, ka dib xididka diirkiisa ayaad biyo kaga nadiifin carada saaran …maxaaad sameyn ka dib?
Haddii aad aqoon u leedahay qaabka shaaha loo karsado…waxa aad dabka saareysaa hal kildhi oo biyo ah iyo shantaada farood mugood oo xididka geedka gobka ah diirkiisa oo aad dhaqday …
mudo 30 daqiiqo ah ayaad xididka iyo biyaha isu deyn ha is la bas-beelaan….si fiican ha u guduuto.
Maxaa xigaya…marka aad is dhahdo awowgii la naar biyihii guduud ayuu ka dhigay dabka ka daji.
Maxaa xigaya hadana, waxa aad caano-geel oo dhay ah shab ku siineysaa geedkii aad karkarisay
Ugu danbeyn, darmuus ayaad ku shuban oo waxa aad u cabi sidii qof waalan ilaa inta aad kaga tuureyso ilaa 3-5 koob.
Mudada uu qaadanayo ee 2-3 todobaad ah muxuu naftiisa qofku ku arkayaa.
1.Jidhkiisa wada dhidid buu noqon cabis ka dib.
2. Hurdo badan oo habeenkii ah
3. Caloosha haday ku taagantahay wuu ku dhaqaajin
4. Kaadi kac oo hadana fadhiiso ah oo qudhmuun (marka uu cabo kaliya ku kooban)
5. Firfircooni iyo fudeyd todobaadka 2-aad.
6.Naqas ama neef badan oo rigta ku hayo.
7.Miisaankii qofka sida ku talagal la’aanta uga tagay oo xoog la socdo oo dib ugu soo laabta.
8.Indhaha nuurkoodii oo qofka u biira.
Mudadaas ka dib , dhaktarku waxa uu odhan waligaa sonkor (macaan) kugu ma dhicin.. ha isa soo baadho- farxaddana ha la qaybsado ehelkiisa Ducadana yuunan dhankanaga naga la bakheylin/ hilmaamin.
#Fiiro_gaar ah: Qofka dawada macaanka qaata ha joojiyo usbuuc inata uuna gobka cabin.
Iisoo duceeya in illaah farxad iyo caafimaad isiiyo hadii aad ku faraxdeen warkan
Xigasho: Mahadsanid

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews