Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Safar Ku Tagay Dalka Kenya.
August 5, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afartii xubnood ee Komishanka cusub Ee Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta safarkoodii ugu horeeyey ugu baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,Xuseen Badhaani ayaa ujeedka safarkooda sharaxay:
![](http://www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2022/08/komishanka-cusub.jpg)