berberatoday.com
“Mudaharaadku Waa Xuquuq Dastuuri Ah. Midhaasi Anigaa Idiin Fatwooday, Muddo Kordhintuna Waa Xaaraan Iyo Baadil Cad”Abwaan Weedhsame.
August 7, 2022 - Written by admin

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo kamid ah hal abuurka reer somaliland ayaa ka hadlay muranada siyaasadeed ee taagan iyo banaan Baxyada ay Mucaaridku dalbadeen oo xukuumadu diidan tahay kaasi oo uu Sheegay in mudo haraadku yahay sharci dastuuriya

Sidoo kale abwaan weedhsame ayaa Xaaraan ku tilmaamay mudo kordhinta loo sameeyo madaxda dalkan taasi oo hada saansaanteedu muuqato abwaanka ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka dadwaynaha ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;

“Mudaharaadku waa xuquuq dastuuri ah. Midhaasi Anigaa idiin fatwooday.

 

Muddo kordhintuna waa xaaraan iyo baadil cad. Kii hore u samayn jiray iyo ka hadda samee is lihina waa boolli-maallo qaladka u badheedhay.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews