berberatoday.com
“Xirsi Wuxuu Ahaa Ninkii Komishanka Iska Casilay Si Doorashooyinkii Wakhtigaasi Ufashilmaan, Xirsi Wuxuu Ninkii Baabuurta Qoorta Jaray, Xirsi Wuxuu Ahaa Ninkii Gabadh Xidhay Ee Maxkamad Soo Taaga”Taliyaha Booliska Maxamede Dabagale
August 7, 2022 - Written by admin

Taliyaha Booliska Somaliland General Maxamed Dabagale oo maanta shir jaa’id qabtay kana hadlay arrimo badan ayaa eedo kala duwan usoo jeediyay Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali X Xasan.
Taliye Dabagale ayaa yidhi;
“Xirsi wuxuu ahaa Ninkii Komishanka iska casilay si doorashooyinkii wakhtigaasi u fashilmaan, Xirsi wuxuu ninkii baabuurta qoorta jaray, Xirsi wuxuu ahaa Ninkii Gabadh xidhay ee Maxkamad soo taaga, Xirsi waa ninkii lahaa sanka ayaa Caano laga keenaya”..

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews