Puntland Oo Soo Bandhigtay Rag Itoobiyaan Ah Oo Ka Tirsanaa Ururka Daacish
August 8, 2022 - Written by admin
Boosaaso(Berberatoday.com)-Maamul goboleedka Puntland, ayaa magaalada Boosaaso ku soo bandhigay afar nin oo ka soo jeeda Oromada dalka Itoobiya, kuwaas oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen shabakabad ka tirsan Daacish.