berberatoday.com
Mudo Haraadkii Xisbiyada Mucaaridku Iclaamiyeen Oo Badi Ka Dhacay Gobolada Dalka Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay!
August 11, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudo haraad ay shaaciyeen xisbiyada mucaaridka somaliand ee Ucid Iyo Waddani ayaa saaka ka bilowday magaalooyinka hargaysa,ceerigaabo,burco Boorama Berbera iyo gobolo kale iyo degmooyin.

 

Sidoo kale ciidamada amaanka ayaa banana baxayaasha u adeegsaday rasaas nool taasi oo sobobtay dhimashada 4qof ilaa inta la xaqiijiyay iyo sidoo kale dhaawac tiro badan.

Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani ayaa iyagu horkacayay

Halkan ka daawo Muuqaalka warkan;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews