Ciidanka Liyuu Booliska iyo Al-Shabaab oo Maanta Dagaal Dhexmaray
August 12, 2022 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Liyuu Booliska dowlad deegaanka Soomaalida iyo Ururka Al-Shabaab, ayaa saaka dhacay tuulo lagu magacaabo Sanku dhooble oo u dhaw deegmada Qallaafo ee gobolka Shabelle ee dowlad deegaanka Soomaalida.