Jaamac Macaf Oo Kamida Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Hore Ay Ganaax Anshaxa Marina Usaareen Golihiisu Oo Codsi Uqortay Golaha
August 13, 2022 - Written by admin
Jaamaca Maxamed Cabdi(Jaamac Macaf)Oo Kamida Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo Kawaramy Codsi Uu Uqortay Golaha Deegaanka Degmada Berbera In Lagaga Qaado Ganaax Iyo Anshax Marin Hore Loogu Fuliyay Isaga Iyo Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf