berberatoday.com
Ra’iisal Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Go’aamo La Xidhiidha Shaqada Wasiirada Soo Saaray
August 13, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa soo saaray go’aamo la xidhiidha ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida qaranka ee Soomaaliya.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, ayaa lagu wargeliyay Golaha Wasiirada in ay ilaaliyaan ku dhaqanka dastuurka iyo shuruucda Soomaaliya, marka ay gudanayaan waajibaadkooda shaqo.

Warqadda, ayaa sidoo kale lagu sheegay “Waxaa reeban magacaabis iyo shaqo ka joojin Saraakiisha darajooyinka sare oo aan waafaqsaneyn dastuurka iyo Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda.”

Golaha Wasiirada Soomaaliya, ayaa la faray, ka hor inta aanay sameyn xil magacaabis ama is bedel ay ku sameeyaan masuuliyiinta ka tirsan hay’addaha ay madaxda ka yihiin in ay waafajiyaan sharciga, isla-markaana ay wada tashi kala yeeshaan Ra’iisal Wasaaraha.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews