Ururkii Gaboose Ee Barwaaqo Oo Burburay Isagoo Aan Raad Dhaqaajin Iyo Siyaasiyiintii Ugu Tunka Weynaa Oo Ka Dareeray
August 13, 2022 - Written by admin
Warar xaqiiqo ah oo ay shebekadda xaysimo.com heshay ayaa xaqiijinaya in Ururka Barwaaqo ee uu hormuudka ka yahay Dr Gaboose uu burburay, kadib markii khilaaf xoogani soo kala dhexgalay Gudoomiyaha Ururka iyo Aasaasayaashii kale. Fadhigii ugu horeeyey ee lagaga arinsanayey diiwaangelinta ururka iyo xubnaha hogaanka ee loo gudbinayo gudiga diiwaangelinta, ayaa kala badh Aas-aaseyaasha ururku waxay Dr Gaboose ku eedeeyeen dulqaad-xumo, wadatashi la’aan, iyo caadeysi balandarro joogto ah, iyagoo cadeeyey in aanay la sii shaqeyn karin, maadaama uu kala garanwaayey masuuliyiinta ururka iyo kalkaaliyaashii caafimaad ee xafiiska uga shaqeyn jiray….
Xigasho https://xaysimo.com/ururkii-gaboose-ee-barwaaqo-oo-burburay-isagoo-aan-raad-dhaqaajin/