Maamulka Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Deegaano Katirsan Gobolka Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada
August 14, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay xaalada Abaareed ee ka tagaan deegaano katirsan gobolka gabiley
Sidoo kale mayarka iyo badhasaabka gabiley ayaa bulshada ugu baaqay in la tukado salad roob doon ah
Dhanka kale maamulka Gobolka ayaa Magacaabay Gudi arimaha Abaaraha ah.