Xildhibaanada Mucaaradka Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi
August 14, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaannada ka soo jeeda xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay habkii ciidamada boolisku ula dhaqmeen mudaharaayaasha mucaaradka bannaanbixii maalintii Khamiista ee 11 August.